Dowlada Somalia oo War ka soo saartay dilka Bilaal Al-Sudani oo ka tirsanaa Daacish

Xuseen Shiikh Cali, La-taliyaha Amniga Qaranka ee dawladda Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey dilka Bilaal Al-Sudani oo ka tirsanaa kooxda Daacish kaasoo lagu qaarajiyey howlgal ciidamada Mareykanku ku dileen Buuraha Calmis ee gobolka Bari. La-taliyaha Amniga Qaranka ee dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in Bilaal Al-Sudani uu ahaa hogaamiyeyaasha argagaxisada ee halista ku ah nabada geeska Afrika … Continue reading Dowlada Somalia oo War ka soo saartay dilka Bilaal Al-Sudani oo ka tirsanaa Daacish